![](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2024/01/qatar.png)
Amiirka Qatar iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo kawada hadlay Xiriirka Labada Dal
Dooxa, Qatar: Amiir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa telefoon ku la xiriiray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si ay uga wada hadlaan xiriirka labada dal iyo siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga. Wicitaanka ayaa …